Cabashada Hooyooyin Danyar ah Oo Si Dareen Taabasho leh Ugu Cawday Madaxweynaha Dhulkii Ay Daganayeen Oo Laga Rarayo.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Cabashada Dadkan danyarta ah oo maalmihii ugu danbeeyey si dareen leh uga cabanayey dhulkii ay deganayeen oo la sheegay in xubno kamida qoyska madaxweynaha somaliland lahaayeen islamarkaana hadda laga rarayo, ayaa waxay hooyooyinkani bulshada usoo bandhigeen Cabsho dareenka damqaysa oo ay Sheegeen in Awood iyo itaal loo Adeegsanayo.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.