Wargeyska [The Indian Ocean] Oo Shaaciyey Martiqaadka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Uu Ku Tagi Doono Dalka Kenya.

0

Kenya(Hadhwadaagnews):-“Booqashada Madaxweynha Somaliland Muuse Biixi Uu Dhawaan Ku Tagayo Dalka Kenya, Ayaa Noqon Doonta Tii U Horreysay Ee Uu ku Tago Dalkaas Tan & Markii La Doortay November 2017kii Mdaxwaynaha Jamhuuriyada Waxaanay Booqashadni Sii Xoojin Doonta Xidhiidhka So Jireenka Ah Ee Labada Dal Dhinaca Kalana Waxay Dhaawici Doonto Cilaaqaadka Qasabka Ah Ee Baryadana Ah Ee Ay Soomaaliya La Leedahay Dalka Kenya

Xildhibaanno &Siyaasiyiin U Dhasahay Dalka Kenyan Ayaa Hore Ugu Majeertay Jamhuuriyada Somaliland Horumarka& Xasiloonida Ay Ku Naaloonayso Waxaanay Ku Boorriyaan Dawladdooda Inay Xidhiidh Toosa Oo Aan Gabasho Lahyn La Yeelato Jamhuuriyada Somaliland Oo Ay Sheegeen In Uu Yahay Dal Xidhiidh Qoto Dheeri Ka Dhexeeyo Sido Kalana Waxay Tilmaameen Dal Nabdoon Oo Wax Lala Qabsan Karo In Uu Yahay ”
Geesta Kale Isla Cawa Dawladda Aan Iskeed Isku Maamuli Karin Ee Soomaaliya Oo Aan Qarsan Colaadda &Cadaawada Joogtada Ah Ee Ay U Hayso Jamhuuriyadda Somaliland Ayan Iyadu Qarsan Cadawada Oo Qoral U Qortay Qaramda Midoobay”

Halkan Ka Akhriso Nuxurka warkan wargeyska Indian
http://https://www.africaintelligence.com/ion/corridors-of-power/2019/11/15/nairobi-builds-diplomatic-bridges-with-hargeisa,108381935-art?CXT=PUB