Haddii Aynu Nahay Shacabka Gobolka Awdal Waxaynu Dhan uga Soo Wada jeednaa Wixii Nabadgalyada Wax u Dhimaya.”…Saylici.

0

Boorama(HNN):-Madaxweyne ku Xigeenka jsl Mudane Cabirahmaan ismaaciil Saylici oo maalmihii ugu danbeeyey ku Sugnaaa Gobolka Awdal ayaa Shacabka Awdal ugu baaqay inay Meel uga soo wada jeestaan Wixii Wax u Dhimaya nabadgalyada Gobolka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Faahfaahsan.