Somaliland Oo Ku Qabatay Shir Iskaashiga Maalgashiga Ah Dalka Kenya Oo Xidhiidh Dhow La Leh.

0

Nairobi(Hadhwadaag):-Shir lagaga arrinsanayey maalgashiga somaliland ayaa sannadkii labaad lagu qabtay Dalka Kenya Magaalo Madaxdiisa Nairobi, shirkan oo ay soo agaasintay Safaarada Somaliland ku leedahay dalka kenya oo Ay ka qayb galeen Madax kala duwan oo ka socoda Wadamo kala duwan, ayaa sidoo kale waxaa iyaguna ka qayb galay, wasiirada Maaliyada, Arrimaha Dibeda, iyo Madax kala duwan oo ka socoday Dalalka ay Somaliland leeyihiin xidhiidhka siyaasadeed.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.