War Deg-Deg-Siyaasi Ramaax oo Looga Yeedhay Xarunta Danbi Baadhista ee Magaalada Hargeisa.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Xogahayaha Arrimaha gudaha Xisbiga ucid Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa saaka looga yeedhay xarunta Danbi baadhista ee magaalada hargeisa kadib markii uu dacwad ka dhan ah ka gudbiyey gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland.