Maayirka Caasimada Hargeisa Oo Digniin Adag U Diray Gaadiidleyda U Kala Goosha Gobolada Dalka.

0

Hargeisa(HNN)-:Maayirka Caasimada Mudane C,raxmaan maxamuud caydiid Soltelco ayaa waxaa uu fariin u diray gaadiidleyda ku dhex rakaabsada badhtamaha wadooyinka caasimada hargeisa kuwaas oo sixmad iyo cidhiidh baahsan ku keena isusocodka Caasimada.