Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Oo Si Adag uga Hadlay Gaadhi Ganacsato Oo Lala Baxsaday.

0

Hadhwadaag(hargeisa):-Afhayeenka Ciidamada Booliska Somaliland ah taliyaha ciidamda danbi baadhista Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa Ka Waramay Dhacdooyin Labadii cisho ee u danbeeyey ka dhacay gudaha dalka somaliland.

Halkan Hoose ka Daawo Warkan iyo Waxyaabaha Uu Ku Saabsan Yahayba.