DAAWO VIDEO Dayax Dalnuurshe Oo Beeniyay Inuu Xaas Kale Guursaday Kana Hadlay Farxiya iyo Xiriirkooda

0

Hadhwaadaag-Maxaa Ka Jira In Xidhiidh Guur Dhexmaray Fanaanka Dayax Dalnuurshe iyo Gabadha Farxiya.

Dayax Dalnuurshe Oo Beeniyay Guurka Ay Gashay Xaaskiisa Farxiya Sheegayna inaysan Warkaasi Xaqiiq Aheeyn Farxiya Waa Xaaskeeyga Marna Waa Caruurteeyda Hooyadood Waana Qofta Kaliya Ee Saaxiib ii Ah Xaasna ii Ah Ee Dadka Warxuma Tashiilka Wada Meeldheer Gaari Maysaan Aniga iyo Farxiyo Ul iyo Diirkeeda Baanu Nahay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Oo Dhamaystiran.