“Madaxweynaheenu Waa Caanaley Waxaa uu kamid Yahay Caanaleyda Geela” Boqor Buurmadow.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Boqor Cismaan Aw maxamuud Buurmadow Oo Kamida Madaxda dhaqanka ayaa su’aal laga waydiiyey Geela lagu laynayo ustareeliya ayaa waxa kale oo uu soo qaaday dadkii reer somaliland ururkii geelayd ee ka hadlay geelaasi waxaani tilmaamay in madaxweyne uu kamid yahay nimankaasi hadlayey ee ka ganacsada caanaha islamarkaana uu yahay madaxweyne biixi caanaley.

Halkan Hoose Ka Daawo Su’aashaasi Sida Kaftan leh ee Uga Jawaabay Boqor Buurmadow.