FADEEXAD COD SIR AH Najiib Alfa Oo Lagu Bahdilay Dalka Australia Magac Cusubna Loobixiyay NASTEEXO ALFA KKkk

0

COD SIR AH FADEEXAD Najiib Alfa Oo Baalasha Laga Rifay Magac Cusubna Loo Baxshay Nasteexo Alfa Sidaad Muuqaalkaan VIDEO ga Hoos Idin Kaga Muuqda Aad Kuwada Aragtaan Waa Fanaanka Najiib Alfa Si Xun Loogu Bahdilay Dalka Australia Halkaas Uu Sanadkii Cusbaa Xaflad Bandhig Faneed Ku Lahaa Balse Aanan Cidna Usoo Galin Xafladiisi New Yearka 2020.

Reer Melbourne Australia Oo Najiib Alfa Magaciisi Ka Badaleen Ayagoo Ku Tilmaameen Magac Haweeyneey Ah NASTEEXO ALFA Magacaas Oo Ay Ku Sheegeen Fanaanka Inuu Dhaqan Xumo Lasoo Galay Magaalada Melbourne Australia Ayagoo Sheegeen Inuu Haweenka Ku Dhar Badasho Taasina Ay Keentay Inay Layaabaan.

DAAWO MUUQAALKA