Dawlada Somaliland Oo Dil Qisaas Ah Ku Fulisay Dad Gaadha ilaa 6 Qof Oo Lagu Xukumay Danbiyo Ay Galeen.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Somaliland ayaa saaka toogasho ku fulisay  lix qof  oo horay maxkamadaha   Dalku  ugu rideen xukun dil ah

Lixdan qof ee la toogtay oo dhamaantood rag ah dilal ka geystay deegaano ka mid ah gobollada Sool, Sanaag, Maroodi-Jeex iyo Gabilay

Toogashada ayaa saaka ka dhacday xabsiga weyn ee Mandheera

Halkan hoose ka aqriso magacyada ragga la toogtay

1: Axmed-Guray Ibraahin Faarax oo kasoo jeeda Magaalada Burco

2: Farxaan Maxamed Xasan oo kasoo jeeda Magaalada Buuhoodle

3: Cabdullaahi Ismaaciil Xayd oo kasoo jeeda Magaalada Burco

4: Ceydaruus Khadar Haybe oo kasoo jeeda Magaalada Hargeysa

5: Khadar Aleel oo kasoo jeeda Gobolka Magaalada Gabiley

6: Xasan Muxumed Cismaan oo kasoo jeeda Magaalada Hargeysa.

Image result for dil qisaas ah