Dhacdo Cajiiba-Gabadh Oohin La Aamusin Waayay Jacayl Ay U Qabto Suldaan Seeraar Fankiisa.

0

Gabadh U Ooyday Jacayl Taageero nimo Ah Fanaanka Qarniga Suldaan Seeraar Guhaat Fartun Oo Ah Gabadh Youtuber Ah Barnaamij LIVE U Socday Ayee Jacaylka Taageero Nimada Leh Ee U Hayso Fanaan Suldaan Seeraar Oohin Is Celin Waysay Waxyaalo Aad Ufara Badana ku Dooratay Heesaha iyo Fanka Suldaan Seeraar.

Fartun Oo Sheegtay Fanaan Suldaan Seeraar Inay Aad U Jeceshay Heesaha Uu Soo Xusho Ay Yihiin Heeso Aad Loo Fahmayo Erayada iyo Laxanka Dabacsan Oo Ay Kawada Heleen Dhalinyarada Qurbaha Kunool Waxay Sido Kale Sheegtay Aroosyada Badankooda Heesaha Laga Shido Inay Suldaan Seeraar Uwada Badan Yihiin Waana Waxa Aan Ku Jeclaaday Fanaankaan Oo Aan U Ahay Taageero Number ONE Daawasho Wacan.