Naag Umul Ah Pranki Ugu Qosolka Badnaa Kabayare iyo Pracetimool Abti Liibaan

0

Farxiya Kabayare Maxamed Prectimol iyo Abti Liibaan Pranki Adduunka Oo Qosol Badan Soowada Saareen Prankan oo Noqday Kii Ugu Qosolka Badnaa Taniyo Xiligeey Soomaalidu Sameeyeen Muuqaalada Pranka Ahi Fanaanada Farhiya Kabayare Oo Aad Uga Barateen Fanka Iyo Maxamed Prectimol ABti Liibaan oo Looga Bartay Jilitaanka Riwaayadaha Soomaalida.

Ayaa Haatan Bilaabeen Inay Matalaan Muuqaalada Pranka Ah Sidaad Muuqaalkaan VIDEO ga Hoos Idin Kaga Muuqda Aad kuwada Arki Doontaan Waa Video ga Oo Saacado Kahor Soobaxay Daawasho Wacan Figradiina Hoos Nagula Wadaaga Halkaani Waa Hoyga Fanka Fandhuux Media.

DAAWO MUUQAALKA.