Hay’ada Xuquuqda Aadanaha Oo Warbixin Kasoosaartay Tacadiyada Ka Dhacay Dalalka Somalia iyo Somaliland 2019.

0

Hadhwadaag(Nairobi):-Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay warbixin sannadeedkii xaaladda xuquuqda aadanaha adduunka oo qayb ka mid ah ay ku saabsan tahay Soomaaliya.

Human Rights Watch waxay diiwaangelisay dil loo gaystay dad rayid ah, suxufiyiin la xiray iyo dhacdooyin kale.

Dhinacyada Eedahan Loo jeediyey Oo Ah Dawlada Somaliland iyo Somalia ayaan Iyagu Wali Wax Jawaab ah ka Bixin.