Maxay Ka Tidhi Xeer Ilaalinta Guud ee Qaranka Somaliland Dilka Qisaasta ah ee Maanta Ay Fuliyeen Lixda Qof.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Xeer Ilaaalinta Qaranka Somaliland ayaa Maanta Warsaxaafadeed kasoo saartay ku sheegtay Sababaha Loo Qiyaasay Raga Maanta Lagu Fuliyey.

Halkan hoose Ka Dhegayso.