Shirweyne Lagaga Arrinsanayo Xalinta Khilaafka Arrimaha Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Lagu Qabtay Hargeisa.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Waxaa Maanta lagu qabtay shir lagaga hadlayey Arrimaha Doorashooyinka iyo Muranka soo noqnoqday ee u dhexeeya xisbiyada Somaliland.

Waxaana shirkan oo ay soo agaasintay Akaadamiyada Nabada iyo Horumarinta Somaliland ayaa Waxaa halkaasi Khudbado Muhiima kasoo Jeediyey Dadkii Aqoonyahanka ahaa ee Madasha Lagu Soo Martiqaaday.

Halkan Hoose Ka Daawo Nuxurka Warkan.