Fanaaniin La ilmeeyeen 10 Sano Kadib Meherkooda Labaad & Arooskooda Labaad ay Ku Dhigteen London UK

0

Fanaaniin La ilmeeyeen 10 Sano Kadib Meherkooda Labaad & Arooskooda Labaad ay Ku Dhigteen London UK

Fanaaniin Markale Aroos Cusub Ku Qabsaday Dalka Ingiriiska Magaala madaxdiisa London Fanaaniintaan Oo Xaflad Soodhaweeyn iyo Aroos Isku Jira ku Xalay Qabsaday London Deeq Dheeg iyo Ayaan Toromso Xaflada Meher Cusbeeniiska Iyo Arooska Xaflada Iskugu Jiro Waxaa Kasoo Kheyb Galeen Dhamaan Fanaaniinta Reer London.

Fanaaniintaan Deeq Dheeg iyo Xaajiyadiisa Ayaan Tromso Aya Ah Fanaaniin Aad Looga Wada jecel Yahay Dal iyo dibad Ayadoo Dadkoo Dhami Ixtiraam Uwada Hayaan, Marka Laga Sootago Munaasabada Xaflada Soodhaweeynta Ayaan Tromso Iyo Deeq Dheeg Waxay Kasoo Guureen Oslo Norway Halkaas Oo Ay Daganaayeen In Mudo Ah Haatana Ay Kamid Noqonayaan Fanaaniinta Degan Ingiriiska

DAAWO MUUQAALKA