Lamaanaha Fanka ee Oo Aroos Iyo Meher Labaad Qabsaday Toban Sano Kadib Midowgii Noloshooda.

0

Hadhwadaag(UK):-Fanaaniin 10 sano Kadib Aroos Labbaad Ku Dhigteen London Sido Kalana Magaalada Lodon Lagu Soodhaweeyay Maadaama Ay Horay U Daganaayeen Dalka Norway magaaladiisa Oslo Fanaaniintaa Arooska Labbaad Ku Dhigtay London Waa Lamaanaha Qarniga Deeq Dheeg iyo Lamaantiisa Xidigtiisa Ayaan Tromso.

Waxa Ay Aheeyd Xaflad Aroos Celis iyo Soodhaweeyn Qurux badan Oo Ay Fanaaniinta Reer London U Sameeyeen Lamaanahan Nolosha Ku midoobay Ee Maantayna Ayaan Tromso Iyo Xaajigeeda Deeq Dheeg Hambakyo Alfa Mabruuk Kusoo Dhawaada London.