Nimcaan Hilaac iyo Xaaskiisa Ayaan Oo U Dabaal Dagaya Dhalashada Curadkooda Abdirahman Nimcaan Hilaac.

0

Dhalashada Wiilk Nimcaan Hilaac Oo Si Farxad Leh Loogu Sameeyay Xaflad Dhalasho Ah Cabdiraxman Nimcaan Cabdiraxman Xasan Hilaac Abdirahman Yare Oo Labba Sano Jirsaday Hambalyo Dhalasho Farxdaleh Adeero Soobarbaar Noqo Midkii Dalka Diinta Dadkiisa Anfaca Waalidiintiisana Baari U Noqdo.

 

Sidaad Muuqaalka Sawiirradaan Hoos Idin Kaga Muuqda Aad Kuwada Aragtaan Waa Fanaanka Nimcaan Hilaac Iyo Xaaskiisa Ayaan Bashiir Oo Xaflad Dhalasho Ahi U Sameeyeen Curadkooda Abdirahman Nimaan Hilaac Lamaanahaan Nolosha Farxada Leh Kuwada Aqal Galay Ayaa Maantay Dhalashada Wiilkooda Soobandhigeen.

Nimcaan Hilaac Iyo Marwadiisa Ayaan Bashiir Oo Farxada Dhalashada Curadkooda Soodhigay Bartooda Facebooka iyo Instgramka Ayagoo Muujinaya Farxad Lixaad Leh Bulshada Soomaaliyeedna Lawadaageen Sawiradaan Hambalyo Dhalasho Farxadleh Ayaanu Idinla Wadaageena Soobarbaar Cabdiraxman Nimcaan Yare Aaamiinta iyo Ducada Waa Xagiina Saaxiibayaal..