Maxamed BK Oo Qalbiyada Soomaalida Ingiriiska Soojiitay Kana Farxiyay Soomaali Badan LIVE SHOW 2020

0

Maxamed BK Oo Xaflad Cajiib Ah Kuraali Galiyay Soomaalida Ingiriiska Xafladaan Oo Kumanaan Soomaali Ahi Kasoo Kheyb Gashay Maxamed Siciid BK Oo Wacdaro Layaab Leh Soobandhigay Iyo Goobta madasha Oo Buux Dhaafiyeen Taageerayaasha Maxamed BK

Maxamed Bk Oo Dhamaadki Sanadkaan Soomaalida Degan Ingiriiska Dacwad Kusoo Ogeeyn Kadib Marki Uu Hadal Gaf Ahi Kajeediyay Xaflad Uu Ku Lahaa London UK Balse Markii Dambe Uu Raali Galin Kabixiyay, Waliba Asagoo Balan Qaaday In Xafladiisi Ugu Horeeyo Lacagta kasoo Gasho Uu Ku Caawin Doono Dadka Reer Muqdisho.