Maxaa Ka Jira Gabadh Kale Uur U Qaaday Fanaanka Dayax Dalnuurshe? Warbixin.

0

Hadhwadaag(Muqdisho):-Waatuma Gabadha Uurka U leh Fanaan Dayax Dalnuurshe Maalmahaan Damba Waxaa Baraha bulshada Qabsatay Gabadh Sheegtay Inay Uur Uleedahay Fanaan Dayax Dalnuurshe Arintaas Oo Aad Looga Wada Hadlay Balse ilaa iyo Haatan Wax Sawiro Ah Ama Muuqaalo Lasoo Dhigay Majiraan Baraha bulshada.

Si Aan Arintaan Xog Wanaagsan Ugu Helno Hadii Aynu Nahay Bahda Hoyga Fanka iyo Suugaanta Fandhuux Media Waxaynu Ku Hawl Jirnaa Wareysi Labbada Dhinac Ahi Inkastoo Fanaanka Dayax Dalnuurshe Afka Qaylo Furtay Kana Hadlay Arintaan Ku Aadan Asaga Iyo Xaaskiisa Sidaad Muuqaalka Sawirkaan Aan Idin Kaga Sooqaadnay Bartiisa Instagramka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.