“Waxaan Xabsiga Kusoo Arkay Muwaadin 24 Sanadood Loogu Xukumay Facebook Ayaad Wax Ku Qortay”…Siyaasi Ramaax Cali Hayste.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Waxaa Mudo 20 cisho oo uu xabsiga ku jiray kadib markii la sii daayey warbaahinta markii ugu horeysay la hadlay siyaasi Xoghayaha Arrimaha gudha Xisbiga Ucid Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax, Waxaanu ka warmay arrimo badan oo la xidhiidh xadhigii iyo Dhacdooyin la yaab leh oo ku soo arkay xabsiga hargeisa iyo Dad lagu xukumay xadhigyo aan Macquul ahayn.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Waraysi Dheer oo Ka Bixiyey Arrimahaasi.