Daawo: X,wasiir xaglatoosiye oo ka hadlay cida heli doonta hogaanka xisbiga kulmiye

0

Hadhwadaag(Sool):-Ex Wasiirkii hore Caafimaadka Jsl Mudane Saleebaan Ciise Xaglatoosiye Ayaa Ifaafle hor leh ka bixiyey Cid Ku Guuleysan doonta Hogaaminta Xisbul Xaakimka kulmiye.