Halkan Ka Daawo:(Sawiro) Siyaasi Maxamuud Xaashi Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Dhalinyarad Somaliland.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Wasiirkii hore ee wasaarada madaxtooyada somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa kulan balaadhan la qaatay qaar ka mid ah dhalinyarada haldoorka ah ee magaalada Hargeysa.

Image may contain: 18 people, including Omer Abdirizak and Abdirizak Kosar, people standing and indoor

Image may contain: 3 people, including Abdirizak Kosar, people standing and indoor

 

Image may contain: 5 people, people standing

Kulankan oo ka qabsoomay Hotel Star Box ee magaalada Hargeysa ayaa siyaasi Maxamuud Xaashi uu xog waraysi balaadhan kula yeeshay dhalinyarada uu kula kulmay magaalada Hargeysa.

Dhalinyaradan uu la kulmay Maxamuud Xaashi oo ka soo kala jeeday degmooyinka 26-ka June iyo Ibraahin Koodbuur ayaa qayb ka ah kulamada uu siyaasi Maxamuud Xaashi hadyo jeer la qaato dhalinyarada taageersan maadama oo uu dedaal ugu jiro sidii uu hogaaminta xisbiga Kulmiye ugu guulaysan lahaa.

Image may contain: 5 people, including Abdirizak Kosar, people standing
Image may contain: 3 people, including Abdirizak Kosar, people sitting
Image may contain: 5 people, including Abdirizak Kosar, people standing
Image may contain: 4 people, including Abdirizak Kosar, people sitting, people eating and indoor

 

 

Sidoo kale kulankan ayaa ka mid ah dedaalada uu ku muujinayo taageerada uu ku leeyahay bulshada somaliland isaga oo halgan ugu jira sidii uu ugu guulaysan lahaa hogaaminta xisbiga Kulmiye maadaama oo dhawaan la qaban doono shirweynihisii afaraad.

Image may contain: 2 people, people sitting, drink and indoor