Deg: Deg: Reysal Wasaaraha Uk oo koomo galay taladi dalkas oo la wareejiyey.

0

Hadhwadaag(London):-Reysal Waasare Boris Johnson ayaa xaaladiisa caafimaad sii adkaatay kadib markii uu galay koomo sidaas waxaa sheegay guriga looga taliyo dalka uk ee 10 downing street. Mr Johnson ayaa si ku meel gaadh ah talada dalka uk ku wareejiyey wasiirka arrimaha debeda Dominic Raab.

Reysal wasaaraha oo jira , 55 sanno, ayaa maalinti axada la.dhigay dhakhtarka St Thomas’ Hospital ee ku yaala London kadib markii uu ku raagay cudurka coronavirus oo ku dhacay mudo laga joogo 10 maalmood.