War Deg-Dega-Magaalada Burco Mudaharaad Xogaani Ka Dhacay iyo Bulshada Oo Wadooyinka Xidhay.

0

Hadhwadaag(Burco):-Qaarkamid ah Ganacsatada Hilibka ee magaalada Burco oo Hadda mudaharaad isugu soo baxay ayaa cabasho xoogan ka muujiyey dowlada hoose ee degmada burco iyo shirkada gacanta ku haysa kawaanka hilibka magaalada burco Ee dayib .

Image may contain: one or more people, fire and outdoor
Cabashadani ayaa salka ku haysa dhanka qiimaha lagu qalo xoolaha ay oo lagu kordhiyey ganacsatadan Ciidamada booliska ayaa rasaas ku kala eryaya dadkani isusoo baxay.