Maamulka Puthland oo Xaqiijiyey In Laga Helay Qofkii ugu Horeeyey Xanuunka Corona Virus ee Qaba.

0

Hadhwadaag(Garoowe):-Maamul Goboleedka Puthland ee Somalia ayaa Caawa Xaqiijiyey Qofkii ugu Horeeyey ee Laga Helay Xanuunka Dunida Aafeeyey ee Corona Virus.

War Caawa Kasoo Baxay Gudida Loo Xilsaaray Ayaa Sheegay Arrintan.