Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Oo Ka hadashay Wakhtiga ay Bilaabmayso Bisha Barakaysan ee Ramadaan.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Jamahuuriyada Somaliland Mudane Sh Khaliil C.laahi Axmed ayaa Sheegay in Wasaaradu Caawa ilaa Maanta ay ku hawlanayd in Bisha laga arko gobolada somaliland iyo deegaanada kala duwan, Waxaanu sheegay in ay la xidhiidheen dhamaan wadamada jaarka ee islamaaka ah islamrkaana aaney wali jirin cid aragtay Bilshada bisha barakaysan ee Ramadaan, sidaa daraadeen in Soonku bilaambmayo wixii ka danbeeyey maalinta bariya, Maadaama ay bishu caawa tahay 30ka shabcaan.

Halkan hoose Ka Daawo.