Agaasimaha Madaxtooyada Oo Ka Hadlay Dhul Madaxwayne Biixi Iyo Qoysas Danyar Ahi Isku Haystaan.

0

Hadhwadaag(Hargeisa):-Agaasimaha guud ee madaxtooyada somaliland maxamed cali bile ayaa ka hadlay muran dhul oo udhexeeya madaxwayne muuse biixi iyo qoysas danyar ah oo degen buurta kala jeexan

Agaasime maxamed cali bile ayaa sicad udifaacay sheegashada qoyska biixi ee lahaanshaha dhulka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN.