Xayawaanka Ayga iyo Dhibaatada ay Ku Hayaan Suuqyada Magaalada Hargeisa.

0

Hargeisa(Hadhwadaag):-Xayawaanka Ayga ayaa Si xadh dhaafa ugu dhex nool suuqyada Magaalada hargeisa, iyo xaafadaha magaalada, Waxaana inta badan aydani dhibaato kala kulma bulshada gaar ahaan kuwa suuqyada ku ganacsada iyo dadka lugta ah, ha ugu badnaadaan caruurta oo inta badan ay caydhsadaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaal Kooban oo Maanta aanu Ka Duubnay.