Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Cadeeyey Waxa Ay Yihiin Qodobada Hore Loogu Heshiiyey ee Somalia Ka Baxday.

0

Hargeisa(HNN):-Wasiirka arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah ee somaliland Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon oo u waramayey idaacada VOA waxaa uu daboolka ka qaaday waxa ay yihiin qodobada hore loog heshiiyey ee aan ka fulin dhinaca somalia.