Ex Wasiir Maxamed Biixi Yoonis Oo Si Xeeldheer u Lafaguray Waddahadalka Somaliland iyo Somalia uga Furmay Dalka Djabouti.

0

Hargeisa(HNN):-Wasiirkii hore wasaarada arrimaha dibeda Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis Oo kamid ahaa Mudaneyaasha u qaabilsan somaliland iyo somalia dhinaca waddahadalada Labadal oo ay suurtogal u noqon wayday isku socodka oo adag daraadeed inuu ka qaybgalo shirkan waddahadalka ah ee uga furmay dawladaha somaliland iyo somalia djabouti ayaa isagoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka kenya waxaa uu si xeeldheer u lafaguray Shirkaasi ka socoda jabuuti.