Maxamed Aakhir Oo Dagan dalka UK Ayaa Taageeray Safarkii Madaxwayne Muuse biixi ee Dalka Jabuuti.

0

Hargeisa(HNN):-Iyadoo Ay Shacabka Somaliland ee ku kala nool dalka gudihiisa iyo dalka dibediisa si weyn usoo dhaweeyeen khudbadii madaxweynaha jamhuuriyada somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ka jeediyey Shirka Waddahadalka Somaliland iyo Somalia uga furmay maalintii Axadii Dawladaha Somaliland iyo Somalia, shirkaas oo wali uga socoda labada dawladood loona saaray gudiyo ka arrimiya Khilaafaadka labada dhinac iyo waxyaabaha laysku hayo.

Mudane Maxamed Aakhir Oo Kamida Muwaadiniinta reer Somaliland ee ku Nool dalka Uk Ayaa Siweyn usoo dhaweeyey Nuxurka Shirkaasi iyo Khudbadihii Madaxweynaha Jsl ka jeediyey Madasha Shirkaasi Waddahadalka Somaliland uga Socoda Dalka Djabouti.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Waraysi Faahfaahsan Oo lagala Yeeshay Arrintaasi.