DEG CDEG:Alle Ha U Naxariiste Waxa Dalka Ingiriiska Ku Geeriyoday Marxuum Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan.

0

DEG CDEG:Alle Ha U Naxariiste Waxa Dalka Ingiriiska Ku Geeriyoday Marxuum Qoraa Maxamed Baashe Xaaji Xasan. Alle Ha U Naxriisro Mujaahid qoraa marxuum maxamed baashe xaaji xasan oo waddanka ingiriiska ku geeriyoday marxuumka ayaa in badan kaso shaqeeyay bahda saxaafada ahaa qoraa qoray buugag iyo siyaasi ku dhex jiray siyaasada somaliland kana mid ahaa mujaahidintii SNM.

Marxuumka ayaa maalmihii u danbeeyay u jiifay xanuunka Covid-19 oo laga helay.
alle ha u naxariisto marxuumka.
Image may contain: 1 person, glasses, text and close-up