Siyaasi C/rashiid Jaamac Oo Falanqeyn Ka Bixiyey Shirkii Waddahadalka Somaliland iyo Somalia, Madaxweynaha Ku Amaanay.

0

Hargeisa(HNN):-Siyaasi Cabdirashiid Jaamac Dhari Oo Kamida Siyaasiyiinta Reer Somaliland Waxaa uu Si faahfaahsan uga waramay Shirkii waddahadalka Jamhuuriyada Somaliland iyo Dawlada Federaalka ee Somalia uga Furmay Dalka Djabouti, Waxaana Siyaasi C,rashiid jaamac Falanqeyn dheer ka bixiyey ku dhiirashada Waddahadalkaasi, waxaanu Madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland ku amaaney khudbadii taariikhiga ahayd ee uu ka jeediyey madashii Shirka,Sidoo kale waxaa uu ku amaaney dawlada Djabouti doorka ay ka qaadatay wadahadalkaasi.