Ciimada Booliska Oo La Wareegay Xarunta Telefishanka Madaxa Banaan ee Star Tv.

0

Hargeisa(HNN):-Waxaa Maanta ciidamada Booliska Somaliland ay La Wareegeen Xarunta guud ee Telefishanka Star Tv oo ku yaala Magaalada hargeisa.

Inkasta oo aan ilaa hadda la Cadayn Sababta sababta dhabta ee loo xidhay telefishanka Star tv, hadda waxaa jiray in maalmihii ugu danbeeyey uu Telefishanka star uu hawada ka maqnaa iyadoo sida wararku sheegeen ay dawlada djibouti ka dacwaysay sataliteka hawada,kadib markii uu baahiyey rabshadihii dhawaan ka dhacay magaalada djibouti.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.