Shaqaalaha Dowladda oo la fasaxay Muddo kooban.

0

War qoraala oo ka soo baxday xafiiska gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dowlada ayaa lagu caddeeyay in shaqaalaha dowladu fasax yihiin,  xuska 26 juun awgeed.