Fahiima Oo Sheegtay Ninkeedi Hore Qaabki Uu Uga Duubay Muuqaalkii Galmada Ahaa DAAWO VIDEO.

0

UK(HNN):-Fahiima Oo Markale Ka Hadashay Qaabki Looga Duubay Muuqaalki Galmada Ahaa Ee Uu Ninkeedi Khadar Uu Ka Duubay Kadibna Markii Ay Kala Tageen Uu Soofasaxay Yay muuqaalo Ay Isku Diri Jireen Ayadoo Sheegtay Inuu Ninkeedi Uu Ka Dambeeyay In Muuqaaladaan Lagu Baahiyo Warbaahinta Kheybta Wabseedyadda.

Sidaad Muuqaalkaan VIDEO ga Hoos idin Kaga muuqda Aad Kuwada Aragtaan Waa Fahiima Oo Kawar Bixineyso Qaabkii Muuqaalka Anshax Xumada Ah Loogu Baahiyay Baraha Bulshada Wada Isticmaalaan Iyo Cidii Ka Duubtay Cajaladdaan Anshax Xumadda Waxayna Sheegtay Inuu Ninkii Qabi Jiray Uu Muuqaalkaan Xaasidnimo Usoo Fasaxay Asagoo Rabbo Inuu Ceebeesto.