Xukuumada Somaliland Oo Da’yarta Ugu Bushaaraysay Deeqo Waxbarasho Oo Ay Ka Heleen Dalalka Dariska ah.

0

Hargeisa(HNN):-Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta sare jsl ayaa ugu bushaaraysay dhalinyarada deeqo waxbarasho oo ay dalalka ay somaliland cilaaqaadka leeyihiin siinayaan.