Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Sheegay In Siyaasada Xisbiga Kulmiye Tahay Mid Jahowareersan Oo Fashil Ah.

0

Hargeisa(HNN):-Siyaasiyga Ismaaciil Hurre buubaa oo Hore xilal uga soo qabtay Dawlada federaalka ee somalia, xukuumadii madaxweyne farmaajo ayaa sheegay in xisbiga Kulmiye oo lamid yahay Xisbigii hanti Wadaaga Kacaanka somalia.