Xamar Oo Xaaladeedu Alle U Sahal Tahay Gudoomiye Cabdi Xaashi iyo Prof Cabdi Ismaaciil Samater Oo Si Adag Uga Hadlay Qorshaha Farmaajo.

0

“Haddii Aanu Nahay Dadka Gobolada Waqooyi, Maydaan Tashane Waad Naga Tashateen.”

Muqidsho(HNN):-Waxaa isa soo taraya Baaqyada kala duwan ee ka imanaya dadka inta ka damqanaya burburka iyo dhibaatada lala damacsan yahay shacabka somaaliyeed in ay soo waajahdo, Gudoomiyaha Aqalka sare ee somalia Cabdi Xaashi C,laahi iyo Prof Cabdi Ismaaciil Samater oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa si adag uga hadlay xaalada dalka somalia galay. iyo sidoo kale Sida Dadka somaliland kasoo jeeda aaney waxba iskaga tirinaynin dadka maamulka muqdisho hayaa.