Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanada Ka Danbeeyey Mooshinkii Muddo Kororsiga 2 Sano Xukuumada Farmaajo iyo Golaha Shacabka.

0

Muqdisho(HNN):-Liiska Xildhibaanada golaha shacabka ee ka danbeeyey muddo kororsiga sharci darrada ah ee dawlada Maxamed C,laahi Farmaajo ee wakhtigiisu dhammaaday ayaa ah kuwo iyagu dano gaara ah arrintan ka lahaa islamarkaana fahadyasin iyo xubno madaxweyne farmajo gacmihiisa midig ahi lacago u qaybiyeen.

Halkan Ka Akhriso Liiska Xildhibaanada Sharci Darrada Ka Danbeeyey.

  1. Dahir Amin Jesow
  2. Samra Ibrahim Omar
  3. Ibrahim Isaaq Yarow
  4. Maryan Ahmed Harun
  5. Mohamud Ahmed Isse Run sheeg
  6. Feysal Omar Guled
  7. Asha Kos Mohamed
  8. Farhia Hassan Adan
  9. Rabico Sheikh Nur
  10. Sarha Abudkadir Osman
  11. Malaq Dhayow
  12. Amina Omar Jama
  13. Yurub Ibrahim Rabi
  14. Ikram Yusuf Hersi
  15. Sadia Musa Abdullahi
  16. Abdirahman Ahmed Suge
  17. Abdullahi Osman Duale Sugulle
  18. Bibi Kalif Mohamed
  19. Abudllahi Sheikh Mohamed Bakistan
  20. Abdiaziz Abdullahi Yusuf
  21. Abdullahi Olad Roble
  22. Ahmed Mohamed Jama Irro
  23. Hashim Nur Aden
  24. Qasim Mohamed Jama
  25. Fatah Said Hassan
  26. Osman Haji Ali
  27. Nadifa Farah Jama
  28. Khadra Mohamud Tukale
  29. Sheikh Shacir
  30. Ali Sheikh Abudllahi Afgooye
  31. Hawo Mohamed Aden
  32. Mohamed Ibrahim Abdi
  33. Sahra Omar Malin
  34. Abdullahi sheikh Ismail
  35. Amina Sheikh Osman
  36. Abdirahman Kulmiye Hersi
  37. Sheikh Nur Mohamed
  38. Ali yusuf Osman-Ganey
  39. Nur Sidow Baba-Hassan
  40. Hasaan Ali Mohamed-Amardambe
  41. Yaqub Ali Mohamed

Sida uu sheegay guddoomiyaha golaha waqtigoodu dhamaaday ee shacabka waxaa ogolaaday qararka 149 Xildhibaan, Waxaa jira warar sheegaya in aanu kooramka maalintaa buuxin, taasi oo baaristeeda ay socoto.