Somaliland- Dooxa weyn ee Dacar Budhuq Oo Qaaday Gaadhi Weyn oo Xamuul saaran yahay iyo Khatarta ay Bulshadu Kala Kulanto.

0

Hargeisa(HNN):-Doox wayn ee jidka isku xidha hargaysa iyo gobolada bari ee Somaliland ayaa maanta daad kuso rogmaday uu qaaday gaadhi wayn kaasi oo laga soo samata bixiyay dadkii saareen halka uu gaadhigii la tagay.

HALKAN KA DAAWO SIDA UU DOOXA DACAR BUDHUQ UQAADAY GAADHIN OO WADII WADAY UU KU BIIMEEYAY XILI DAAD WAYNI MARAYAY.