Somaliland Oo Soo Gabogabeysay Tartanka Barnaamijka Tiknoolajiyada Oo Lagu Kala Guuleystay.

0

Hargeisa(HNN):-Wasiirka Teknoolajiyada “Wasaaradu Waxay Diyaarinaysaa Xarun Lagu Tobabaro Dadka Hal Abuurka.

Xaflad balaadhan oo lagu soo gabogabeynayey barnaamijkan ayaa habeenkii xalay ahaa lagu qabtay magaalada hargeisa, waxaana xafladaasi lagu gudoonsiiyey lacago lagu maalgaliyey dhalinyaro la yimid hal abuurka barnaamijyo casriya oo ku dhisan tiknoolajiyada wakhtigan.