Hargeisa(GNN):-Tirada Musharaxiinta laga doonayey inay kasoo baxaan gobolka maroodijeex oo dhammaa 20 xildhibaan ayaa waxaa ay xisbiyadu u kala heleen sidan.
Natiijo hordhac ah: Golaha Wakiillada Gobolka Maroodijeex
UCID 5
KULMIYE 8
WADDANI 7