Maayirka Cusub ee Magaalada Hargeisa iyo Safiirka Midowga Yurub Oo Kulan yeeshay+Nuxurka Arrimaha ay Ka Wadda Hadleen.

0

Hargeisa(HNN):-Maayirka caasimada hargeisa C,kariin Axmed Mooge ayaa kulan la qaatay maanta safiirka somalia iyo somaliland u qaabilsan midowga yurub, ambsador Nicolas Berlanga iyaga oo ka wada hadlay hawlaha horyaala maayirka cusub ee caasimada hargeisa, iyadoo kale qorsheyaasha waxqabad ee ay bilaabayaan sidii ay uga midho dhalin lahaayeen balamihii hore ee ay shacabka doortay u qaadeen, waxaana safiirku ka dhegaystay warbixino ku qoto horumarinta caasimada hargeisa oo ay dajiyeen golaha deegaanka cusub ee dhawaan la doortay, kaas oo la doonayo inay caasimada hargeisa noqoto mid la tartami karta caasimadaha geeska africa.

Halkan Hoose Ka Daawo Nuxurka Kulankani Daarnaa.