Somaliland Oo jawaab Adag Ka Bixisay Hadal Ka Soo Yeedhay Raysal Wasaare Rooble.

0

Hargeisa(HNN):-Xukuumada Somaliland ayaa jawaab culus ka bixisay hadal kasoo yeedhay raysal wasaaraha dawlada federaalka ee somalia Maxamed xuseen Rooble oo ka hadlay talaabadii Xukuumada Jamhuuriyada Somaliland ay kagaga mastaafurisay dadka aan deegaan ahaan soo jeedin gobolka sool oo sanadihii ugu danbeeyey ay ka dhaceen dilal qorshaysan oo aan la aqoonsan cidii ka danbeysay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaaalka Warkan.