Xogo Dheeraad ah Wareysi: Qareenka Soomaaliya oo sharxay cabirka dhul-badeedka ay heshay.

0

Muqdisho(HNN):-Mid ka mid ah qareenadii u dooday Soomaaliya xilligii uu socday muranka badda ee u dhexeeyey Soomaaliya iyo Kenya ayaa markii ugu horraysay ka hadlay xukunka ay maxkamadda ICJ ee garsoorka caalamiga ah 12-kii bishan ka gaartay badda lagu muransanaa.

Qareenkan oo lagu magacaabo Paul Reichler waxa uu waraysigan kaga hadlayaa sida ay dhul badeedka lagu muransanaa u kala heleen Soomaaliya iyo Kenya.

Haaruun Macruuf ayaa waraysigaasi qaaday, warbixintan ayuuna nooga diyaariyey.