Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Oo Maanta Soo Gabogabeeyey Imtixaadka Dugsiyada Dhexe.

0

Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Jsl Oo Maanta Soo Gabogabeeyey Imtixaadka Dugsiyada Dhexe.

Gudoomiyaha xafiiska imtixaanaadka qaranka jsl oo ay hareero fadhiyaan madaxda Xafiiska imtixaanaadka qaranku, ayaa maanta bulshada ugu bushaareeyey in ay si nabad galyo ah usoo gabogaboobeen imtixaankii dugsiyada dhexe qaranka jsl oo guud ahaan dalka si nabad galyo ay ay ardaydu u galeen.

 

Halkan hoose ka Daawo nuxurka warkan oo Faahfaahsan.