Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ganacsiga Jsl Oo Hawlaha Diwaagalinta ugu Baxay Deegaanada Balay Cabane.

0

Hargreisa(HNN):-Waftiga Balaadhan oo hogaaminayo Agaasimaha Wasaarada Ganacsiga Abdirashid Ibrahim Abdirahman iyo Badhasaabka gobolka hawd ayaa Maanta Degmadda Taarikhiga ah ee Ee Bali cabane ka waciyigaliyay Diwaan galinta Codbixiyayaasha Dooroshooyinka.

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan oo Faahfaahsan.